jigjiganews.com

jigjiganews.com

Hoyga wararka

  • Home
  • Technology
  • sports News
  • arrimaha bulshada
  • News in english
  • Wararka maanta

Wararka maanta

No Image

Deg deg: Dagaal mar kale ka qarxay kudhaa+ Ciidanka Jubbaland oo baacsanaya firxadka argagixisada…

January 22, 2026 admin 0

Waxaa Aroornimadi hore ee arbacadi, oo ku beegnayd maalinti shalay ay ciidamo tiro badan oo kamid ah kuwa argagixisada Alshabaab weerar ku qaadeen magaalada Kudha, […]

Daawo Ciidamada Cirka Kenya oo toos u duqaynaya Alshabaab+Khasaaraha gaadhay kooxdaasi

January 21, 2026 admin 0

Sida ku cad muuqaalka hoose Ciidamada dalka Kenya ayaa maanta galinkii danbe duqaymo ku asqeeyay kooxda argagixisada ah ee Alshabaab kadib markay weerar naf la […]

Daawo: Madaxwaynaha Dowlad deegaanka oo ku hanjabay inuu qurbaha dad ka soo qafaalan doono+cida ay yihiin dadkaasi

January 21, 2026 admin 0

Madaxwaynaha dowlad deegaanka Soomaalida mustafe muxumed Cumar ayaa waraysi uu dhawaan waraysi uu bixiyay ka hadlay dadka Youtube, tiktok iyo facebook muuqaalada ku soo duuba […]

DAAWO MUUQAAL XIISO BADAN: Maamulkii hore haduu boqolkiiba boqol dibjiriin ahaa Xukuumada hada joogtaa 85 boqolkiiba waa dibjiriintii uun…

January 19, 2026 admin 0

Madaxwaynaha dowlada deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar ayaa maanta warbaahinta siiyay waraysi dhinacyo badan taabanaya oo la xidhiidha xukuumadii hore, isagoo ku eedeeyay xukuumadii hore […]

Itoobiya oo daabacaysa lacag ay gaar u leedahay+ u jeedka laga leeyahay

January 18, 2026 admin 1

Dowlada Federalka Itoobiya ayaa markii u horaysay ku dhawaaqday in ay daabacan doonto lacag dalka gudihiisa lagu samaynayo oo la isticmaali doono, isla markaasna noqon […]

Dunidu ma waxay ku sii siqaysaa Dagaalkii 3aad ee aduunka+Qaramada midoobay goleheeda amaanka oo sii howl gabaya…

January 16, 2026 admin 0

Dunidan aan ku noolahay waxaa horay sanadihii 1914 ilaa 1950 kii ku dhowaadkiisa ka dhacay colaadihii ugu halista iyo aafada badnaa dagaaladaas oo ay ku […]

Maxay shacabwaynaha reer Woqooyi bari oo si wayn u soo dhoweeyay waftiga kala duwan ee ka socday dowladaha kala duwan.

January 16, 2026 admin 0

Waxaa todobadkan magaalada laascaanood ee xarunta maamulka woqooyi Bari Somalia ku sii qul qulayay wufuud kala duwan oo ka socotay dowlada Federalka Somalia oo ay […]

No Image

Xasan sheekh maxamuud ma laga yaabaa inuu maxaabiista laascaanood ku xidhan sii daayo…?

January 15, 2026 admin 0

Iyadoo la sugayo in madaxwaynaha dowlada Federalka Somalia uu maalmahan ku wajahan yahay magaalada laascaanood ee xarunta maamulka ugu da’ada yar ee Somalia ee woqooyi […]

Isbataalada dowlad deegaanka iyo adeegxumida ka jirta+Daawo la’aanta.

January 15, 2026 admin 0

Waxaa maanta la xadhig jaray isbataalka kaaramardha qaybta ilmaha iyo umusha, sida ka muuqata dhismaha la xadhiga laga jaray waa dhisme qurxoon oo dusha sare […]

Madaxwaynaha Somalia oo Laascaanood ku wajahan+Wasiiro gaadhay+Somaliland oo war ka soo saartay…Qormo xiiso badan

January 14, 2026 admin 0

Waxaa maalmihii la soo dhaafay isa soo tarayay wararka la xidhiidha in madaxwayne Xasan sheekh maxamuud booqasho ku tagayo magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Safarkan […]

Posts pagination

« 1 … 14 15 16 »

Subscribe to my channel

Wararkii u danbeeyay ee Gobolka Tigray

Xiisada ka taagan Gobolka Tigray

Daawo Fashilka xukuumada dowlad deegaanka Soomaalida

About us

Jigjiganews.com is a reliable news site that provides credible news updates. articles and entertainment.

This website is an individual owned site that is non biased and provides credible articles.

Contact us:

Email: jigjiganews1@gmail.com

Disclaimer

Copyright © 2026 | jigjiganews.com

Manage Consent
To provide the best experiences, we use technologies like cookies to store and/or access device information. Consenting to these technologies will allow us to process data such as browsing behavior or unique IDs on this site. Not consenting or withdrawing consent, may adversely affect certain features and functions.
Functional Always active
The technical storage or access is strictly necessary for the legitimate purpose of enabling the use of a specific service explicitly requested by the subscriber or user, or for the sole purpose of carrying out the transmission of a communication over an electronic communications network.
Preferences
The technical storage or access is necessary for the legitimate purpose of storing preferences that are not requested by the subscriber or user.
Statistics
The technical storage or access that is used exclusively for statistical purposes. The technical storage or access that is used exclusively for anonymous statistical purposes. Without a subpoena, voluntary compliance on the part of your Internet Service Provider, or additional records from a third party, information stored or retrieved for this purpose alone cannot usually be used to identify you.
Marketing
The technical storage or access is required to create user profiles to send advertising, or to track the user on a website or across several websites for similar marketing purposes.
  • Manage options
  • Manage services
  • Manage {vendor_count} vendors
  • Read more about these purposes
View preferences
  • {title}
  • {title}
  • {title}