Markab dalka Turkigu leeyahay oo Muqdisho ku soo xidhay+Sababta
Waxaa talaadadii la soo dhaafay soo gaadhay xeebaha caasimada dalka Somalia ee Muqdisho, markab ay leeyihiin ciidamada bada ee dalka Turkigu. Markabkan oo xeebta muqdisho […]
Waxaa talaadadii la soo dhaafay soo gaadhay xeebaha caasimada dalka Somalia ee Muqdisho, markab ay leeyihiin ciidamada bada ee dalka Turkigu. Markabkan oo xeebta muqdisho […]
Deg deg: Dagaal maanta ka dhacay deegaanka Axmaarada+duqaymo ay sameeyeen ciidamada cirka ee itoobiya… Wararka ka imaanaya woqooyiga dalka itoobiya gaar ahaan deegaanka Axmaarada ayaa […]
Dowlad deegaanka Soomaalida wali kama dhicin doorasho xor iyo xalaal ah, balse waxaa ka dhici jiray doorashooyin macmal ah oo aan gabi ahaanba haba yaraatee […]
Boqol kamid ah ciidanka ilaalada ah madaxwaynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee Sayid maxamed Cabdile Xasan. Ciidankan oo […]
Dowlada Eriteria ayaa ka soo jawaabtay waraaqdii shalay ka soo baxday wasaarada arrimaha dibada ee jamhuuriyada Demuqraadiga Itoobiya. Waraadqan ayuu nuxurkeedu ahaa in dowlada Eriteria […]
Dadka caqliga yari shaqsiyaadka ayay faaleeyaan oo ay ku mashquulaan, dadka caqliga dhex dhexaadka ah lihina dhacdooyinka ayay ku madhquulaan, dadka caaqiliinta ahina qorsheyaal iyo […]
Madaxweynaha Soomaaliya, oo soo dhammaystay safarradii Qadar iyo Masar ayaa maalinta Isniinta ah dib ugu noqonaya Muqdisho. Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo koobay socdaalkiisa […]
Wasaarada arrimaha dibada ee dawlada Federalka itoobiya ayaa markii u horaysay si rasmi ah waraaq ugu dirtay dowlada Eriteria, si ay doqlada Eriteria gabi ahaanba […]
Xukuumada mustafe muxumed Cumar uu hogaanka u hayaa waxay ku soo hagaagtay wakhtigii ugu wanaagsanaa, wuxuu helay fursad ayna helin cid isaga ka horaysay, wuxuu […]
Madaxwaynaha dowlada deegaanka Soomaalida mustafe muxumed cumar ayaa markii u horaysay si cad u sheegay inuu ku jaha wareeray siyaasada dowlada deegaanka Soomaalida. Madaxwaynaha oo […]