Category: Wararka maanta
Deg deg: Ilaalada Madaxwaynaha Jubbaland oo ka dhoofay kismaayo maanta…
Boqol kamid ah ciidanka ilaalada ah madaxwaynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee Sayid maxamed Cabdile Xasan. Ciidankan oo…
DAAWO: Dowlada Eriteria oo siyaab leh uga soo jawaabtay fariintii arrimaha dibada ee dowlada Federalka Itoobiya + Maxaa sababay khilaafka xoogan ee labada dal
Dowlada Eriteria ayaa ka soo jawaabtay waraaqdii shalay ka soo baxday wasaarada arrimaha dibada ee jamhuuriyada Demuqraadiga Itoobiya. Waraadqan ayuu nuxurkeedu ahaa in dowlada Eriteria…
Daawo qaybta 2aad oo aad u xiiso badan oo ku saabsan isbarbar dhiga xukuumada Musyafe iyo tii Cabdi maxamud Cumar+video
Dadka caqliga yari shaqsiyaadka ayay faaleeyaan oo ay ku mashquulaan, dadka caqliga dhex dhexaadka ah lihina dhacdooyinka ayay ku madhquulaan, dadka caaqiliinta ahina qorsheyaal iyo…
Deg deg: Madaxwaynaha Somalia oo Muqdisho dib ugu soo laabanaya +Dastuurka khilaafka hadheeyay…
Madaxweynaha Soomaaliya, oo soo dhammaystay safarradii Qadar iyo Masar ayaa maalinta Isniinta ah dib ugu noqonaya Muqdisho. Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo koobay socdaalkiisa…
Deg deg: Wasaarada arrimaha dibada itoobiya oo Eritrea ka codsatay in ciidankeeda ay kala baxdo gudaha itoobiya…Read More
Wasaarada arrimaha dibada ee dawlada Federalka itoobiya ayaa markii u horaysay si rasmi ah waraaq ugu dirtay dowlada Eriteria, si ay doqlada Eriteria gabi ahaanba…
Daawo Xogta: Maxaa keenay is barbar dhig in lagu sameeyo xukuumada mustafe iyo Tii Ka horaysay+Fashilka muuqda maanta
Xukuumada mustafe muxumed Cumar uu hogaanka u hayaa waxay ku soo hagaagtay wakhtigii ugu wanaagsanaa, wuxuu helay fursad ayna helin cid isaga ka horaysay, wuxuu…
Daawo: Madaxwaynaha dowlad deegaanka oo sheegay inuu jaha wareersanyahay+fashilka xukuumada
Madaxwaynaha dowlada deegaanka Soomaalida mustafe muxumed cumar ayaa markii u horaysay si cad u sheegay inuu ku jaha wareeray siyaasada dowlada deegaanka Soomaalida. Madaxwaynaha oo…
Daawo: Xukuumada Dowlad deegaanka gaabiskeeda iyo qorshe xumadeedu wuxuu keeni karaa Jabhad duurka gasha+onlf oo ….
Tan iyo markuu dowlad deegaanka Soomaalida ka dhacay isbadalkii lagu badalay qaar kamid ah madaxdii u saraysay ee dowlad deegaanka Soomaalida soo xukumayay mudo 8…
Deg deg: Dagaal mar kale ka qarxay kudhaa+ Ciidanka Jubbaland oo baacsanaya firxadka argagixisada…
Waxaa Aroornimadi hore ee arbacadi, oo ku beegnayd maalinti shalay ay ciidamo tiro badan oo kamid ah kuwa argagixisada Alshabaab weerar ku qaadeen magaalada Kudha,…
Daawo Ciidamada Cirka Kenya oo toos u duqaynaya Alshabaab+Khasaaraha gaadhay kooxdaasi
Sida ku cad muuqaalka hoose Ciidamada dalka Kenya ayaa maanta galinkii danbe duqaymo ku asqeeyay kooxda argagixisada ah ee Alshabaab kadib markay weerar naf la…








