Daawo: Shirkii Jigjiga ee maanta iyo arrimo kale oo xiiso badan + Ciidanka Cirka ee qaranka itoobiya oo duqayeeyay…Read More.

Jigjiga ayaa waxaa saaka isugu tagay qaar kamid ah madaxda dowlad goboleedyada dalka itoobiya, waxaana arrinkan diirada lagu saarayaa doorashadii dhacday iuo xaalkeeda iyo waliba in si dhab ah wax la isaga waydiiyo geedi socodka siyaasada dalka itoobiya, wakhti jawiga siyaasadeed ee dalka iyo guud ahaan saaxada siyaasadeed ee Geeska Africa ay marayso meel xaasaasi ah.

 

Madaxda deegaanka timid oo si heer sare ah loigu soo dhoweeyay caasimada dowlada deegaanka Soomaalida Jigjiga ayaa markii danbe shir ugu amba baxay dhanka goobta dalxiiska ee shabeelay, halkaas ay ku qaateen kulan hordhac ah.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA OO XIISO BADAN

Loading

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *