DAAWO: Saamaynta Mahad Salaad iyo sida ay u soo shaac baxday lixdii bilood ee la soo dhaafay…

Mahad salaad oo ah madaxa Nabad sugida iyo sirdoonka Somalia, ayaa lixdii bilood ee la soo dhaafay si wayn u soo shaac baxay, kadib markii uu noqday qofka ugu saamaynta badan ee isku dayga ugu badan ka sameeya dhanka isu soo dhowaynta dowlada iyo mucaaradka.

Inkastoo shaqadiisu ay ka babcan tahay dib u heshiisiin iyo nabadoonimo, hadana waxaa si wayn u muuqanaysa in uu ku guulaystay laba arrimood oo mihiim ah. Waa mida koobaad ee Mahad salaad wuxuu hirgaliyay in caasimada Muqdisho ay noqoto magaalo ka amaan badan sidii ay horay u ahaani jirtqy, iyadoo arrinkaasi uu guul iyo farxad u yahay Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool caasimada Somalia ee Muqdisho.

Mahad salaad ayaa wakhtigii kaalin muhiim ah ka ciyaaray isu soo dhowayntii Madaxwayne Xasan, iyo Ra’iisulwasaare Xamse, iyo madaxda dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland oo wakhtigaas uu su socday wada hadal la xidhiidha Dastuurkii ay meel mariyeen goleyaasha dowlada Federalka Somalia.

Hoos ka daawo muuqaal faah daahsan.

 

Loading

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *