jigjiganews.com

jigjiganews.com

Hoyga wararka

  • Home
  • Technology
  • sports News
  • arrimaha bulshada
  • News in english
  • Wararka maanta

Month: February 2026

DAAWO: Dowlada Eriteria oo siyaab leh uga soo jawaabtay fariintii arrimaha dibada ee dowlada Federalka Itoobiya + Maxaa sababay khilaafka xoogan ee labada dal

February 9, 2026 admin 1

Dowlada Eriteria ayaa ka soo jawaabtay waraaqdii shalay ka soo baxday wasaarada arrimaha dibada ee jamhuuriyada Demuqraadiga Itoobiya. Waraadqan ayuu nuxurkeedu ahaa in dowlada Eriteria […]

Daawo qaybta 2aad oo aad u xiiso badan oo ku saabsan isbarbar dhiga xukuumada Musyafe iyo tii Cabdi maxamud Cumar+video

February 9, 2026 admin 0

Dadka caqliga yari shaqsiyaadka ayay faaleeyaan oo ay ku mashquulaan, dadka caqliga dhex dhexaadka ah lihina dhacdooyinka ayay ku madhquulaan, dadka caaqiliinta ahina qorsheyaal iyo […]

Deg deg: Madaxwaynaha Somalia oo Muqdisho dib ugu soo laabanaya +Dastuurka khilaafka hadheeyay…

February 8, 2026 admin 0

Madaxweynaha Soomaaliya, oo soo dhammaystay safarradii Qadar iyo Masar ayaa maalinta Isniinta ah dib ugu noqonaya Muqdisho.   Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo koobay socdaalkiisa […]

Deg deg: Wasaarada arrimaha dibada itoobiya oo Eritrea ka codsatay in ciidankeeda ay kala baxdo gudaha itoobiya…Read More

February 8, 2026 admin 0

Wasaarada arrimaha dibada ee dawlada Federalka itoobiya ayaa markii u horaysay si rasmi ah waraaq ugu dirtay dowlada Eriteria, si ay doqlada Eriteria gabi ahaanba […]

Daawo Xogta: Maxaa keenay is barbar dhig in lagu sameeyo xukuumada mustafe iyo Tii Ka horaysay+Fashilka muuqda maanta

February 8, 2026 admin 0

Xukuumada mustafe muxumed Cumar uu hogaanka u hayaa waxay ku soo hagaagtay wakhtigii ugu wanaagsanaa, wuxuu helay fursad ayna helin cid isaga ka horaysay, wuxuu […]

Daawo: Madaxwaynaha dowlad deegaanka oo sheegay inuu jaha wareersanyahay+fashilka xukuumada

February 8, 2026 admin 0

Madaxwaynaha dowlada deegaanka Soomaalida mustafe muxumed cumar ayaa markii u horaysay si cad u sheegay inuu ku jaha wareeray siyaasada dowlada deegaanka Soomaalida. Madaxwaynaha oo […]

Daawo: Xukuumada Dowlad deegaanka gaabiskeeda iyo qorshe xumadeedu wuxuu keeni karaa Jabhad duurka gasha+onlf oo ….

February 5, 2026 admin 1

Tan iyo markuu dowlad deegaanka Soomaalida ka dhacay isbadalkii lagu badalay qaar kamid ah madaxdii u saraysay ee dowlad deegaanka Soomaalida soo xukumayay mudo 8 […]

Why Ismail Omar Gele sounds more of a Dire Dawa Resident than an outsider from another country…

February 2, 2026 admin 1

Heads of States of three countries jointly visited projects in the Somali regional states. Kenya’s National Intelligence Boss Honoble Haji was also present in all […]

Posts pagination

« 1 … 5 6

Subscribe to my channel

Wararkii u danbeeyay ee Gobolka Tigray

Xiisada ka taagan Gobolka Tigray

Daawo Fashilka xukuumada dowlad deegaanka Soomaalida

About us

Jigjiganews.com is a reliable news site that provides credible news updates. articles and entertainment.

This website is an individual owned site that is non biased and provides credible articles.

Contact us:

Email: jigjiganews1@gmail.com

Disclaimer

Copyright © 2026 | jigjiganews.com

Manage Consent
To provide the best experiences, we use technologies like cookies to store and/or access device information. Consenting to these technologies will allow us to process data such as browsing behavior or unique IDs on this site. Not consenting or withdrawing consent, may adversely affect certain features and functions.
Functional Always active
The technical storage or access is strictly necessary for the legitimate purpose of enabling the use of a specific service explicitly requested by the subscriber or user, or for the sole purpose of carrying out the transmission of a communication over an electronic communications network.
Preferences
The technical storage or access is necessary for the legitimate purpose of storing preferences that are not requested by the subscriber or user.
Statistics
The technical storage or access that is used exclusively for statistical purposes. The technical storage or access that is used exclusively for anonymous statistical purposes. Without a subpoena, voluntary compliance on the part of your Internet Service Provider, or additional records from a third party, information stored or retrieved for this purpose alone cannot usually be used to identify you.
Marketing
The technical storage or access is required to create user profiles to send advertising, or to track the user on a website or across several websites for similar marketing purposes.
  • Manage options
  • Manage services
  • Manage {vendor_count} vendors
  • Read more about these purposes
View preferences
  • {title}
  • {title}
  • {title}