Daawo maxaan isku khilaafnay Mustafe iyo Xukuumadiisa qaybtii 2aad…

Daawo maxaan isku khilaafnay Mustafe iyo Xukuumadiisa qaybtii 2aad…

Waxaan qaybta 2aad ee qormadan ku soo qaadani doonaa arrimo kooban oo cusub oo ku saabsan waxyaabaha danta guud ah ee aanu isku khilaafnay Mustafe marka la eego sababta aan waxyaabaha dowlad deegaanku wado uga biyo diiday.

Waxaa muuqaalka Hoose aan ku faah faahin doonaa ciidanka gaarka ah ee dowlad deegaanka iyo isbdalka khaldan ee uu ku sameeyay gafaydhe, iyadoo uu xilka Bameeyay General Maxamed Xaaji Tuur oo ahaa oday xilkas ah oo aqoon caadiya iyo mid ciidan iyo khibrad intaba uu xaaji tuur ahaa khabiirka aan la helin qof booskiisa qabani kara.

Hadaba, maxaa dhacay markii Gafaydhe uu xilka la wareegay…?

MUUQAALKA HOOS KA DAAWO

 

Loading

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*