Daawo Muuqaal Xaasaasi ah: Khilaafka Aniga Mustafe Noo dhexeeyaa + Sababta
Anigu waxaan jecelahay kana shaqeeyaa danta guud, mararka qaarna waxaan dayacaa dantayda gaarka ah, halka mararka qaar aan ahmiyad aad u yar siiyo dantayda gaarka ah iyo danta ehelkayga iyo qoyskay ama xaafadayda.
Markasta waan ku faraxsanahay wixii dan guud ah ee aan umada u qabto, ablse waxaa khilaafka aniga iyo mustafe keenay in dantii guud ay dayacantahay, isla markaasna maalinba maalinka ka danbaysa uu deegaanku sii galayo xaalad hubanti la’aan ah oo halis badan.
Hoos ka daawo muuqaal Xiiso badan
![]()

Leave a Reply