Daawo: Maxay tahay arrinta Uu Trump ku faanay ee Shiinuhu ka ogolaaday…?

Daawo: Maxay tahay arrinta Uu Trump ku faanay ee Shiinuhu ka ogolaaday…?

 

Madaxwaynaha Dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Shiinuhu uu arrin Maraykanka guul u ah uu aqbalay. Trump ayaa sheegay in Shiinuhu uu Maraykanka ka iibsan doono ilaa 750 diyaaradood oo nooca Boeng ta ah, taas oo uu sheegay in ay farxad wayn u tahay dalka Maraykanka.

Hoos ka daawo muuqaalka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*