Daawo faalada: Tayo xumida xukuumada DDS iyo Ganacsato hantidoodii la boobay…
Waxaa maalmahan Ganacsatda dowlada Deegaanka ee jigjiga ay wajahayeen dhacdooyin dowladnimada ka baxsan oo ah dhac badheedh ah oo hantidooda si cad duhur loo dhacayo.
Asalkaba canshuuraha dunida waxaa lagu qaadaa xuduudaha dalka iyo meelaha ay badeecadu ka soo galayso dalka, halka dowlada hoose ay xaq u leedahay in ay ganacsatada siiso ruqsada ganacsi isla markaasna ay xaqiijiso wixii la xidhiidha arrimaha canshuurta ee nidaamka waafaqsan, hadana arrinta Jigjiga ka dhacday ayaa ahayd mid kamid ah dhacdooyinka joogtada ah ee shacabka deegaanka haysta, isla markaasna aan waxba laga qabanin.
Hoos ka daawo faalada arrinkan

Leave a Reply