Wax badan ka ogow warka ka uu Sheegay Madaxwayne Trump ee rajada badan u yeelaya dhexdhexaadinta ay Pakistan wado…Read More

Wax badan ka ogow warka ka uu Sheegay Madaxwayne Trump ee rajada badan u yeelaya dhexdhexaadinta ay Pakistan wado…Read More

Madaxwaynaha dalka Maraykanka oo meel xaflad ah ka hadlayay ayaa sheegay in rajada laga qabo in wada hadaladu ay guulaystaani ay mid aad u saraysa, kadib markii lagu guulaystay in ay Oran aqbasho in ay wareejiso macdanta uranium ka oo maalmihii u danbeeyay ku jirtay shuruudaha adag ee Maraykanku hor hidhay Iran.

Sidoo kale waxaa dhaqan gashay xabad joojin u dhexaysa Israel iyo Lebnon, Taas oo keenaysa in sidoo kale la xaliyay qodob kamid ah arrimihii shuruudaha Iran laf dhabarta u ahaa. Wareegii hore ee wada hadalada ayay Iran codsatay in lebon iyo Israel ay xabad joojin sameeyaan isla markaasna si guud nabad looga dhigo mandaqadaas.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*