Lebnan iyo Israel oo ku hedhiiyay…Read More
Israel iyo Lebnon ayaa ku heshiiyay xabad joojinta toban maalmood ah, iyadoo la arkayay shacabka reer lebnon oo u dabaal dagaya xabad joojinta dhaqan gashay, iyadoo la maqlayay xabado rid iyo dagaal dag ka socday caasimada Beirut ee dalka lebnon.
Madaxwaynaha Maraykanka ayaa sheegay in xabad joojintan ay qayb ka yihiin jabhada ka dagaalanta dhanka lebnon. Arrinkan ayaa ku soo aadaya wakhti si wayn isha loogu hayo in la ay Pakistan sii wado dgex dhexaadintii xal nabad waarta loogu raadinyay Maraykanka iyo Iran.
Dhowaan ayay ahayd markuu Madaxwyane Trump sheegay in uu aad uvu jan jeedho dhanka wada hadalada ay Pakistan gadh wadeenka ka tahay, taas oo Pakistan ay dadaal badan ugu jirto sidii colaadan si nabad galyo ah wada hadal loogu soo afjari lahaa.

Leave a Reply