Kulankii hordhaca ahaa ee dhwx maray Madaxwayne ku cigeenka Maraykanka iyo Ra’iisulwasaaraha Dalka Pakistan ka hor kulanka la wada sugayo ee dhex maraya ergada maraykanka iyo Iran.
Kulankan ayaa noqonaya 47 sano midkii ugu heer sareeyay, iyadoo dunidu si wayn isha ugu hayso waxa ka soo bixi doona. Sanadkii 2015 kii ayuu Kulan midkan ka heer hooseeyaa dhex maray Iran iyo Maraykanka, kulankaas oo lagaga hadlayay arrimaha nuclear ka Iran.
Hoos ka daawo muuqaal faah faahsan
Jigjiganews.com

Leave a Reply