Sida aan ka soo xiganay warbaahinta caamiga ah ee reuters soo xiganaysa ila wareedyo Pakistan ah ayaa sheegtay in:- Wadahadallada Mareykanka iyo Iran oo socday laba saacadood ka hor inta aysan wafdigu u istaagin nasasho.
waa warkii ugu danbeeyay wadahadaladuna way sii soconayaan saacadaha soo socda, waxaana isha si wayn loogu hayni doonaa sida uu xaalku noqdo iyo natiijada ka soo bixi doonta wada xaajoodkan.
Warar dheeraad ah oo ku saabsan Iran iyo maraykanka hoos ka akhriso

Leave a Reply