War cusub: afar boqol oo kun oo reer maraykan ah oo koronto la’aan ah + 26 kun oo duulimaad oo la hakiyay…Read More

War cusub: afar boqol oo kun oo reer maraykan ah oo koronto la’aan ah + 26 kun oo duulimaad oo la hakiyay…Read More

Sida aan ka soo xiganay warbaahinta Foxnews ee caanka ah, gudaha maraykanka waxaa ka jira baraf badan iyo dabaylo duufaano wata oo sababay in ay koronto la’aan noqdaan in ka badan afar boqol oo kun oo Maraykan ahi, iyadoo sidoo kale la hakiyay ilaa 26 kun oo duulimaad diyaaradeed ah sababo la xidhiidha hawada oo aad u xun iyo baraf daran oo da’aya. Meelaha ugu sii daran ee digniinta laga soo daaray waxaa kamid ah upper midwest iyo great lakes.

Ku xidhnow: jigjiganews.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*