Deg deg: wax badan ka ogow Sababta Madaxwayne Trump uu dib ugu dhigay safar muhiim u ah oo loo balansanaa…Read More

Deg deg: Eaxa badan ka ogow Sababta Madaxwayne Trump uu dib ugu dhigay safar muhiim u ah oo loo balansanaa…Read More

Madaxwaynaha dalka Maraykanka ayaa dib u dhigay kulan muhiim ah oo la filayay in uu kula kulmo dhigiisa dalka Shiinaha horaanta bishan soo socota ee afraad ee fooda inagu soo haysa, iyadoo intaasi lagu daray in dib u dhaca kulankaas ku yimid uu yahay mid uu sababay dagaalka Iran iyo Israel iyo maraykanka u dhexeeya. Safarkan ayaa la filayay in uu madaxwayne Trump ku tagayay dalka shiinaha isagoo la kulmi lahaa Xi oo ah madaxwaynaha dalka Shiinaha.

Hadaba kulankan ayaa la filayaa in uu dib u dhici doono mudo bil ah, iyadoo uu wali sii adkaanayo dagaalka dalka Iran ka jira, dhinacyaduna ay guulo kala sheeganayaan. Madaxwaynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa Iran ku eedeeyay in ay isticmaaleen AI si ay indhaha caalamka u marin habaabiyeen isla markaasna u sheegtaan guulo aysan gaadhin.

Ku xidhnow: jigjiganews.com si aad u hesho warar sugan.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*