Deg deg: Waxaa iscasilay Masuul sare oo ka tirsanaa laanta la dagaalanka Argagixisada…Read More to know the reason
Waxaa gabi ahaanba xilkii iska casilay director ka laanta la dagaalanka argagixisada ee maraykanka, kadib markii uu sheegay in uu si wayn uga fikiray dagaalka Iran, wuxuuna sheegay in uuna ku qancin dagaalka Iran uu kula jiro maraykanku, isagoo intaas ku daray in dagaalka ay ku riixeen Israel iyo saaxiibada ay ku leedahay gudaha maraykanka waa siduu hadalka u dhigaye.
Dagaalkii bariga dhexe ayaa wali halkiisii ka sii socda, iyadoo wali uuna jirin xal rasmi ah oo laga gaadhay dagaalka, balse ay muuqato in labada dhinac ay wali si wayn isugu jawaab celinayaan hubka culus, diyaaradaha iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee isqarxiya. Masuulkan oo lagu magacaabo joseph kent ayaa sheegay in Iran aysan halis amni ku ahayn maraykanka waa siduu hadalka u dhigaye, sidaas ayuuna isku casilay.
Ku xidhnow: Jigjiganews.com si aad u hesho warar sugan.

Leave a Reply