Qiimaha dahabka oo si la yaab leh noqday kadib colaada Iran iyo Maraykanka…Read More
Tan iyo intii uu bilowday dagaalka baroga dhexe ee u dhexeeya Iran iyo israel, qiimaha dahabka ayaa noqday mid aan aad u qaaliyoobin ee meeshiisa wali ku dhow qiimo ahaan halkuu joogay dagaalka ka hor.
Dahabka ayaa inta badan ah badeecada dunidu kaydsato wkahtiga colaadaha ee dhaqaalaja aduunku cidhiidhi galo, iyadoo uu qiimaha shidaalku aad sare ugu kacay.
Dahabka ayaa wali qiimo ahaan ayna wax badani ku darsamin, tan oo ka duwan sidii la filayay. Inta badan, markay dagaalo dhacaan ee dhaqaalaha dunidu ciyaaro waxaa loo tartamaa sidii dahab loo kyadsani lahaa, si pooga gaashaanto hubinti la’aan dhaqaale, balse doorkan inkastoo dowlado badan iyo ganacsato badani ay iibsadeen dhahab, hadana waxaa wali qiimo sugan ah dahabka suuqyada aduunka yaala.
Ku xidhnow: jigjiganews.com

Leave a Reply