Deg deg: Warshada shidaalka ee Abu dhabi ee Shah oil field oo gubanaysa…Read More

Deg deg: Warshada shidaalka ee Abu dhabi ee Shah oil field oo gubanaysa…Read More

War hada soo dhacay ayaa sheegaya in Abu dhabi shah oil field uu hada ka kacay dab wayn, kadib markuu haleelay qarax ka dhashay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn oo lala beegsaday.

Maanta ayaa sidoo kale goroonka diyaaradaha ee Dubai la duqeeyay eakhti uu mashquul ahaa, iyadoo arrinkaasi uu dhaliyay in la hakiyo duulimaadyada wakhti kooban.

Hoos ka akhri warbixinta dowlada imaaraadka carabtu ay soo saartay.

Ku xidhnow: jigjiganews.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*