Deg deg: Maraykanka oo sheegay in ay ogolyihiin in Marinka Hormuz ay maraan maraakiibta dhidaalka ee…Read More
Sisa uu sheegay (US Treasury Secretary Scott Bessent) dowlada Maraykanka ayaa ogolaatay in doomaha iyo maraakiibta shidaalka ee Dalka Iran ay maraan marinka mashquulka badan ee Hornuz.
Hadalkan ayaa ku soo bregnaya wakhti uu qiimaha shidaalka aduunku aad sare ugu kacayo isla markaasna la dareemayo shidaal yaraanta caalamka soo wajahday ee la xidhiidha colaada Iran iyo Maraykanka u dhexaysa.
Warar xiiso badan kala soco jigjiganews.com

Leave a Reply