Daawo: Muuqaal u garqaadaya Cadaani Hirmooge iyo Axmed Bidhic…Read More

Daawo: Muuqaal u garqaadaya Cadaani Hirmooge iyo Axmed Bidhic…Read More

Waxaa todobaadkan hadalo qoraalo iyo waraysiyo isugu jira iswaydaarsaday laba nin oo onlf wada ahanani jiray, hadana midna xukuumada dowlad deegaanka masuuliyiinteeda ku fashilmay xilka kamid yahay, midna uu kamid yahay ururka onlf.

 

Hadaba waxaa jira muuqaal xiiso badan oo soconaya ku dhowaad 30 daqiiqo oo loogu kala gar naqayo labadaas nin, hoos ka daawo muuqaalka oo dhamays tiran.

Badhi saabka Jarar Axmed Bidhic wuxuu kamid yahay shaqsiyaad si dhab ah ugu fashilmay midaynta umada dowlad deegaanka, isla kharashkii ay dowladu ugu dhiibtay inuu midnimo ku abuurana u adeegsaday kala dilka bulshada iyo kala fogaybteeda, walina ku howlan ee aan xataa ku baraarugin halista arrinka uu faraha kula jiraa uu leeyahay. Mustafe na uu aaminay ee uu ku kadsoomay, walina uuna dhoodhoofin khaladaadka uu bulshada ka dhex wado.

La soco qaybta 2aad dhowaan.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*