Dowlada Maraykankan ayaa sheegay in ay soodhacday, diyaarada ah, nooca hawada kusiiya shidaalka diyaaradaha kale. Waxaa socda gurmad lagu raadinayo burburka diyaarada iyo duuliyayaashii wadayba, warkan ayaan ka soo xiganay warbaahinta aljazeera.
Wararka ayaa intaas ku daraya in ciidamada Maraykanku ay ku gudo jiraan howl galka bad baadada kadib markii diyaaradaasi ay dhacday.
Hoos ka daawo muuqaal ku saabsan dagaalka US vs Iran.

Leave a Reply