Dowlada Federalka Itoobiya, doorasho ma galayso ilaa arrinka woqooyiga xal laga gaadho, Y aa Soomaalida DDS lug hooyay…?

Dowlada Federalka Itoobiya, doorasho ma galayso ilaa arrinka woqooyiga xal laga gaadho, Y aa Soomaalida DDS lug hooyay…?

Dowlada Federalka Itoobiya ma galayso doorasho inta laga xalinayo khilaafka ka taagan woqooyiga dalka itoobiya gaar ahaan deegaanka Tigray. Mana jiro ol ole rasmi ah oo ka socda dalka itoobiya marka laga tago xisbiyada kala duwan ee dalka oo is dhisaya, hadaba dowlada deegaanka Soomaalida yaa qubka mooska u dhiibay oo u sheegay in ay xildhibaano soo xulaan?

Waxaa muuqanaysa isku duubni la’aanta xukuumada Dowlad deegaanka iyo tan federalka, iyadoo lug gooyada iyo qorshexumadu ay joogto u tahay reer dowlad deegaanka, ayaa hada waxaa soo ifbaxaysa sida arrintu ay u sii macno beelayso iyadoo la arkayo isgarab yaaca, kala amar qaadasho la’aanta iyo isdhexyaaca sida waadaxa ah u muuqda ee ka jira dowlada Deegaanka Soomaalida.

 

Hoos ka daawo muuqaal kooban oo xiiso badan.

 

 

Ku xidhnow: jigjiganews.com

 

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*