Deg deg: Iran oo caawa soo saartay warkii ugu yaabka badnaa…Read More

Deg deg: Iran oo caawa soo saartay warkii ugu yaabka badnaa…Read More

Dowlada Iran ayaa markii u horaysay soo saartay war aduunka oo dhan ka yaabiyay, kadib markii ay Iran sheegtay in dalkii dunida kamid ah ee doonaya inuu Hormuz si nabad ah ku maroow, waa inaad safaaradaha Maraykanka iyo israel iska eridaa, warkan oo noqon mid lala wada fajacay.

Dowlada Iran ayaa gabi ahaanba xidhay marinka muhiimka ah ee Hormuz horaantii todobaadkii la soo dhaafay. Si kastaba ha ahaatee warar hordhac ah oo ay heshay jigjiganews.com ayaa sheegaya in wakhtigan xaadirka ay dalalka Shiinaha, Ruushka iyo madaxwaynaha Korea da woqooyi uu sidoo kale xulufada Bricks kamid ah.

La soco warar sugan

Ku xidhnow: jigjiganews.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*