Deg deg: Donald Trump oo sheegay in ay beegsan doonaan hogaamiyaha cusub ee Iran…Read More
Madaxwaynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in dowlada Maraykanku ay beegsan doonto hogaamiyaha cusub ee dalka Iran, hadii uu fulin waayo danaha Maraykanka iyo Israel, taas oo muujinaysa go’aankii madaxwaynaha Maraykanka ee ahaa in saddex arrimood laga wiiqo dalka airan, in hogaamibta la badalo oo kuwo Maraykanka gacan saar la leh la geeyo meesha, in warshadaha hubka nuclear ah lagu farsameeyo la burburiyo iyo in gantaalaha Iran ee sida xowliga ah loo soo saaro la wiiqo oo gabi ahaanba la dhimo.
Xubin ka tirsan golaha Senate ka ee maraykanka ayaa sidoo kale sheegay in haduu waxa maraykanku doonayo ka shaqayni waayo, uu mari doono meeshuu aabihii maray, waa siduu hadalka u dhigaye.
Donald Trump ayaa caawa sheegay markale in dagaalka Iran uu yahay mid dhakhso soo afjarmi doona, soona dhamaani doona.
Waxaa isna ciidan u diray bariga dhexe dalka Faransiiska oo doonaya in uu qayb ka noqdo dadaalada lagu gacan siinayo dalalka Maraykanka iyplo xulufadiisa.
Ku xidhnow: jigjiganews.com
Nala soo xidhiidh


Leave a Reply