Deg deg: Iran oo hada duqaymo u la beegsatay Doxa Qatar…Read More
War hada soo dhacay ayaa sheegaya in Iran ay hada madaafiic la beegsatay magaalada Doxa ee dalka Qatar. Madaafiicdan ayaa la sheegay in ay tiro ahaan yihiin ilaa shan madfac.
Iran ayaa tan iyo intuu dagaalku bilowday duqaymo la beegsanaysay dalalka Carabta oo ay kamid tahay Qatar. Iyadoo Qatar ay shidaalkeedii qaar kanid ah xidhay sababo la xidhiidha cabsida laga qabo in ay Iran duqayso.
La soco faah faahinta mardhow.


Leave a Reply