Deg deg; Iran oo dooratay khumainiga cusub…Read More

Deg deg; Iran oo dooratay khumainiga cusub…Read More

Dalka Iran ayaa ugu danbay si cad u shaaciyay in ay doorteen hogaamiyihii badali lahaa, hogaamiyihii ruuxiga ahaa ee dalka Iran Ali khumanie oo dhowaan maraykanka iyo xulufadiisu ay gantaal ku beegsadeen isla markaasna la sheegay in halkaas lagu khaarajiyay.

Ku dhowaaqista go’aanka Iran ee doorashada wiilka uu dhalay Khamainie ee Mojtaba Khamenei ayaa imaanaysa iyadoo dagaalku uu marayo marxaladii ugu xumayd tan iyo markii uu dagaalku bilowday sagaal maalmood ka hor.

 

Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu doonayo in uu isagu go’aamiyo cida hogaanka dalka Iran qabanaysa, iyadoo shiinuhu uu arrinkaasi ka soo horjeedsaday isagoo wasiirka arrimaha dibada ee shiinuhu yidhi. Shacab badan ma haysto arrinka odhanaya hogaanka Iran ha la badalo.

La soco wixii ka soo kordha bariga dhexe iyo dunida.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*