Deg deg: Madaxwayne Trump oo war cusub hada ka sheegay qiimaha shidaalka ee kacay…Read More
Madaxwaynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa bartiisa Twitter ka soo dhigay qoraal kooban hada, isagoo sheegay in qiimaha shidaalku uu aad si deg deg ah hoos ugu dhici doono mardhow, isagoo sheegay in markaasi ay tahay marka uu soo afjaro waxa uu ugu yeedhay halis hubka nuclear ka ee Iran waa siduu hadalka u dhigaye.
Hoos ka akhriso qoraalka Trump.


Leave a Reply