Maraykanka oo diyaaradaha B-2 Bomers ka ah keenay UK + Sababta

Maraykanka oo diyaaradaha B-2 Bomers ka ah keenay UK + Sababta

War hada soo dhacay ayaa sheegaya in Tdalka amaraykanku uu qaarada Yurub gaar ahaan dalka boqortooyada ingiriiska ku soo daad guraynayo diyaaradaha casriga ah ee loo yaqaano B-2 Bomers.

 

Arrinkan ayaa imaanaya wakhti kadib markii ay Iran gantaalo la beegsatay qaar kamid ah dalalka Yurub, sida giriiga iyo Turkiga. Labadii maalmood ee u danbaysay ayaa la arkayay Turkiga iyo giriiga oo ay gantaalaha airan soo gaadhayaan.

 

Turkiga ilaa hada hal gantaal ayaa ku dhacay gudaha dalkaasi Turkiga, halka xalayna ay ciidamada Turkigu qabteen gantaalo kale oo ka yimid dhankaa iyo Iran.

 

Dhanka kale, Madaxwaynaha Maykanka ayaa taageero u helay howl galkiisa ka dhanka ah Iran, iyadoo goleyaasha maraykanku ay u aqlabiyad ku taageereen howl galka ka socda Iran.

Ku xidhnow: jigjiganews.com

 

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*