CEEB IYO AMAKAAK ADUUNKA SAAKA DAGAALKA BARIGA DHEXE
iran ayaa fashilisey Ceeb Naxdin leh ,Kadib markii la duqeeyey dhamaan caasimadaha khaliijka oo ay ku jiraan xitaa cumaan oo tabarteeda galisay inaan la weerarin iran, sidoo kalana la garaacay xarumaha tamarta iyo hoteelo ay dad rayad ahi daganyihiin.
ugu danbayn iran ayaa sir yaab leh u gudbisay dalalka khaliijka waxaa la iswaydiinayaa sababta dagaalku dhakhso sidaas ugu faafay guud ahaan dalalka khaliijka iyagoo dalalka bariga dhexe ka gaabsaday ka qayb qaadashada dagaalka nooc ay ahaataba, iyagoo xataa diiday in saldhig yada dalalkaasi laga weeraro Iran.
Waxaa sidoo kale si wayn la is waydiinayaa sababta keentay in xarumaha dhaqaalaha ee dalalka khaliijka la beegsado iyo ila dhaqaalaha, iyadoo shantii maalmood ee la soo dhaafay iyadoo shantii maalmood ee la soo dhaafay la arkayay duqaymo tiro beel ah oo lala beegsanayay goobo dad rayad ahi ku noolyihiin.
Waxaa la bar tilmaameedsaday ilaha dhaqaalaha ee dalalka khaliijka oo dhan, iyo sidoo kale saldhigyada dalalka Nato iyo reer galbeedku ku lahaayeen khaliijka.
Hadaba waxaa la iswaydiinayaa suurtogal nimada in dalalka khaliijku ay feejignaan dheeraad ah u yeelan doonaan waxa socda iyo in arrinkani ciyaar ku dhaafi doono, wakhti dunidii cudud la isku muquuninayo.
Ku xidhnow: jigjiganews.com

Leave a Reply