War cusub: Dowlada Maraykanka oo howl gal ka fulinaysa Caawa dal kamid ah Latin America + sababta
War hada soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada dalka Maraykanka, gaar ahaan taliska koonfurta dalkaasi uu qayb ka yahay howl gal lagu beegsanayo kooxaha daroogada ka ganacsada iyadoo howl galkan la sheegay in ay qayb ka tahay dowlada Equador.
Daawo dagaalka Iran vs US
Dalka Maraykanka ayaa sare u qaaday howl galada uu kula dagaalamaya kooxaha ka ganacsada daroogada guud ahaan dalalka Latin America, iyadoo ay qaar kamid ah kuwa siyaaaada falanqeeyaa si wayn isha ugu hayaan, howl galada sii kordhaya ee Maraykanku ka fulinayo dalalka Latin America.
Waxaa bilihii u danbeeyay la arkayay duqaymo kala duwan oo ciidamada cirka maraykanku iyagoo duqaymo ku fulinaya doomo la sheegay in ay wateen kooxo doroogaysato ah oo ka yimid dalalka latin America.
Ku xidhnow jigjiganews.com


Leave a Reply