Daawo muuqaalka: Wararkii u danbeeyay ee Dagaalka US vs Iran + Dastuurka Somalia ee maanta la ansixiyay…Read More
Waxaa wali halkii ka sii socda dagaalka u dhexeeya dalka Maraykanka oo garabsanaya dalal kale oo koox ah iyo Iran oo dhinac ah, dagaalka ayaa ku sii fidaya ilaa qaarada Yurub iyadoo maanta ay Iran duqaysay dalalka Greega iyo Turkiga.
hakan Fidan oo horay u ahaan jiray madaxa sirdoonka dalka Turkiga ayaa sheegay in Iran ay ka dayso duqaynta, dalalka khaliijka ee aan qaybta ka ahayn dagaalka socda.
Iran ayaa kadib markii uu maraykanku duqeeyay waxay beegsatay guud ahaanba saldhigyada Dalka Maraykanku ku leeyahay Bariga dhexe gaar ahaan dalalka Carabta iyo khaliijka.
Hoos ka daawo muuqaalka ku saabsan arrimaha kor ku xusan.
Ku xidhnow: jigjiganews.com

Leave a Reply