War hada soo dhacay: Qatar oo dad xidhxidha + Ruushka oo Nuclear ka Iran war ka soo saaray…Read More

War hada soo dhacay: Qatar oo sheegtay in ay xabsiga dhigtay laba ruux oo laaga shakiyay in ay ciidamada Kacaanka Iran xidhiidh la leeyihiin.

 

Dalka Ruushka oo sheegay inuu lumiyay guud ahaanba xidhiidhkii uu la lahaa xarumaha Nuclear ka ee dalka Iran.

Warar xiiso badan hoos ka daawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*