Deg deg: Faransiiska oo diyaar u ah inuu caawiyo dalalka khaliijka…Read More

Deg deg: Faransiiska oo diyaar u ah inuu caawiyo dalalka khaliijka…Read More

Sida uu sheegay wasiirka arrimaha dibada ee dalka Fatansiiska Jean-Noel Barrot, dalkiisa ayaa diyaar u ah in uu caawiyo gabi ahaanba dalalka khaliijka ee carabta ee ay soo gaadheen duqaymaha ka imaanaya dalka Iran.

duqaymaha ka imaanaya Iran ayaa sababay dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed, iyadoo sidoo kale garoomada diyaaradaha ee dalalka bariga dhexe ay noqdeen kuwo lagu xanibmo, halkaas oo kumanaan qof oo safar ahi ay ku xanibanyihihiin garoomada caalamiga ah ee diyaarada ee bariga dhexe.

Garoonka caalamiga ah ee Dubai ayaa la sheegay inuu kamid yahay kuwa ugu daran oo ay ku go’odoomeen kumanaanka qof ee masaafurka ahi.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

 

Jigjiganews.com kala soco warar sugan oo joogto ah.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*