Deg deg: Daawo falanqayn qoto dheer oo ku saabsan colaada Bariga dhexe….War xiiso leh

Deg deg: Daawo falanqayn qoto dheer oo ku saabsan colaada Bariga dhexe….War xiiso leh.

Wararkii u danbeeyay ee la xidhiidha arrimaha bariga dhexe ayaa sheegaya in gobolka bariga dhexe uu ku sii siqayo mid holac iyo colaado mowjado ahi ka aloosan yihiin.

Waxaa ilaa hada gantaalo iyo weerar iyo weerar celis iswaydaarsanaya ciidamada maraykanka iyo xukufadiisa oo dhan ah iyo dowlada kacaanka Iran oo dhanka kale ka soo jeeda.

Iran ayaa weeraro kala duwan u gaysatay dalalka bariga dhexe gaar ahaan wadamada khaliijka, iyadoo ay dalalkaasi si wayn uga digeen in ay sii socdaan duqaymaha lala beegsanayo dalalka gobolka.

Madaxwaynaha Maraykanka oo goor dhow warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dagaalka iran laga yaabo inuu qaato ilaa afar todobaad, balse ilaa iyo hada lama saadaalin karo halka uu xaal ku danbayni doono.

HOOS KA DAAWO MUUQAAL FAAH FAAHSAN.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*