Wararkii u danbeeyay ee Dagaalka USA vs Iran…Read More

Wararkii u danbeeyay ee ka soo baxa colaada bariga dhexe ee u dhexaysa Iran iyo Maraykanka ayaa la sheegayaa in xaaladu ay faraha ka sii baxayso.

Wararka ayaa sheegaya in duqaymaha labada dhinac ay xadhkaha goosteen iyadoo maraykanka iyo xulufadiisu ay sheegeen in ay bar tilmaameed sadeen ama duqeeyeen ilaa 1000 goobood oo gudaha dalka Iran ah.

Dhanka kale, Iran ayaa dhankeeda bar tilmaameedsatay meelo badan oo kala duwan, gaar ahaan dalalka khaliijka iyo meelaha uu saldhig yada ku leeyahay.

Waxaa caawa hawada israel lagu arkayay gantaalo markay hada israel gaadhaan kala firdhahaya oo noqonaya gantaalo badan

Waxaa faraha ka sii baxaysa xaalada guud ee dunida, iyadoo sidoo kalr caawa dalka Ukraine uu duqaymo la beegsaday goob kayd shidaal ku jiray.

Hoos ka daawo muuqaalka.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*