Deg deg: Dooni la sheegay in gantaal haleelay oo gubanaysa…Read More

Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in gantaal aan meesha uu ka yimid la aqoonin haleelay dooni shidaal waday oo maraysay bada meesha lagu magacaabo Mina Saqr, doontan ayaan la sheegin cida gantaalka la beegsatay, iyadoo badalkeeda la sheegay in aan la aqoonin gantaalku meesha uu ka yimid.

Dagaalka Batiga dhexe ayaa daqiiqad

wuxuu galayaa marxalad hor leh, iyadoo laga cabsi qabo in hadii uu dagaalku sii daba dheeraado ay xaaladuhu si wayn oo deg deg ah isu badali karaan ama ay quwado kale si dad ban ugu soo biiri karaan dagaalka.

Waxaa sidoo kale duqaymo badan lala beegsaday garoonka diyaaradaha laga raaco ee caasimada Dubai ee isu taga imaaraadka carabta, halkaas oo la arkayay gantaalo ku soo hoobanaya iyo dad kala cararaya.

 

Dhaqaalaha dunida ayaa halis wayn wajahaya iyadoo colaaduhu ay ka bilowdeen meelo lagu yaqaano in ay yihiin isha dhaqaale ee dunida oo dhan, waa bariga dhexe ee.

Hoos ka daawo muuqaal faah faahsan

Ku xidhnow: jigjiganews.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*