War hada soo dhacay: Iran oo duqaymo ka gaysatay gudaha Israil + Israel oo sheegtay in ay 4 sarkaal ku dishay duqaymo…Read More

War hada soo dhacay ayaa sheegaya in Iran ay caawa duqaymo la beegsatay gudaha israel, wararka ayaa sheegaya in gantalaada qaar kamid ahi ay gudaha ugu dheceel magaalooyinka israel qaar kamid ah, iyadoo warbaahinta laga arkayay difaaca Israel oo ay gantaalada qaar ka fokanayaan isla markaasna ay ku dhacayaan gudaha magaalooyinka.

Dhanka kale, Israel ayaa sheegtay in ay duqaymihii maanta ay ka fulisay gudaha Iran ku dishay ilaa afartan sargaal oo ka tirsan saraakiisha u sareeya ee ciidanka dowlada kacaanka Iran. Dhanka kale, waxay isla warbaahinta israel sheegtay in ay dilaan madax sare oo kamid ah kuwa iran, inkastoo wali warbaahin madax banaan oo arrinkaas xaqiijisay aysan jirin.

La soco wixii ka soo kordha Bariga dhexe, ku xidhow jigjiganews.com.

 

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*