Nin hubaysan oo weerary guriga Trump, madaxwaynaha Maraykanka…faah faahin
Sida aanu ka soo xiganay warbaahinta Foxnews Nin da’a diisa lagu qiyaasay ilaa 20 sano jir oo si wayn u hubaysan ayaa la maanta weerar ku qaaday hoyga mar lago oo ah hoy uu si gaar ah u leeyahay madaxwaynaha maraykanka Donald J Trump ilaa sanadkii 1985 kii, gurigan oo lagu yaqaano inuu yahay goob raaxo, ayaa la sheegay ninkan 20 jirka ah ee soo weeraray in ay toogteen ilaalada qarsoon ee maraykanku.
Dhowaan ayaa la filayaa in FBI da maraykanku ay war saxaafadeed ka soo saarto dhacdadan oo haatan la xaqiijiyay. Hoygan oo ku yaala Palm beach, ayaa la sheegay qofkan soo weeraray inuu soo dhaafay ilaaladii guriga ilaalinaysay, taasina ay keentay in qofkaas la toogto isla markaasna halkaas lagu dilo.
La soco wixii ka soo kordha dhacdadan.

Leave a Reply