Xasan sheekh maxamuud ma laga yaabaa inuu maxaabiista laascaanood ku xidhan sii daayo…?

Iyadoo la sugayo in madaxwaynaha dowlada Federalka Somalia uu maalmahan ku wajahan yahay magaalada laascaanood ee xarunta maamulka ugu da’ada yar ee Somalia ee woqooyi bari Somalia.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*