Daawo muuqaal xiiso badan: Dr.Doolaal oo 2018 kii helay qorshe Umada lagu midayni karayay + maxaa suurto gali waayay…Read More
Aniga oo Cabdirizak ah, waxaan magalaada Nairobi ka safray 12 kii bishii December 2018 kii. Waxaan xidhiidh la sameeyay Adeer Dr.Doolaal si aan ugu wargaliyo isu imaatinka Onlf iyo dowlad deegaanku in ay tahay arrin shacabka dowlad deegaanka muhiimad gaar ah u leh oo loo baahan yahay inaan la dayicin ee shacabka dantooda si loo fuliyo la helo midnimo umadeed oo ka xeeldgeer koox xukuumada isku koobta.
Waxaan kala hadlay in uu awood u leeyahay in ayna dowlad deegaanka Soomaalida shacabka ku nooli colaad danbe wajihin, badalkii colaadahana qalin wax lagu wada raadiyo iyadoo lagu ilaalinayo qalinkaas midnimo iyo isjacayl umadeed oo guud.
Hoos ka daawo muuqaalka oo faah faahsan
![]()

Leave a Reply