Ha isku duubin seefta ama waa sababtaada.. Daawo muuqaal xiiso badan

Ha isku duubin seefta ama waa sababtaada.. Daawo muuqaal xiiso badan

Qiso hore ayaa ahayd bari ayuu mas isku duubay seef, kadib bal malayso mas isku duubay seef aad u afaysan oo kadibna damcay in uu kala jabiyo oo quud ka dhigto.

 

Hadaba, u jeedka iyo nuxurka sheekadan ayaa ah in cidkasta aan la isku marin oo lala coloobin iyadoo taasi ay keeni karto in markaas aad ugu danbayn la colowdo nooc shaqsi ah oo halis ah, oo daqiiqado kooban jawiga kaaga badali kara, masiibo ah balse aan kugu mashquulsanayn markii hore, balse aad u gacan haadisay adigoo xakamayni kari waayay khaladaadkaaga ka dhanka ah qofkaas.

Hoos ka daawo muuqaal xiiso badan, oo xikmad badani ku jirto.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*