Deg deg: Iran oo war yaab leh hada soo saartay…Read More

Deg deg: Iran oo war yaab leh hada soo saartay…Read More

dowlada kacaanka ee dalka IranĀ  Natanz warkan dag dag ah ayay Iran ku sheegtay in xarunteeda nuclear ka ee Natanz ay duqayn la beegsadeen Maraykanka iyo xulufadiisu, wararkan ayaa noqonaya kuwii u joreeyay ee Iran ay ku qirato in qaar kamid ah goobaha nuclear ka ay bac riminayeen la beegsaday.

Colaadah bariga dhexe ayaa sii xoogaysanaysa iyadoo Dalka qatar uu sidoo kale sheegay in si rasmi ah ay xidhay shidaalka gaaska dabiiciga ah ee LNG ga loo yaqaano kadib duqaymo dhanka Iran ka yimid oo ku dhacay xarumaha shidaalka ee dalkeeda.

 

Ula soco wararka bariga dhexe si joogto ah. Jigjiganews.com ayaa kuu haysa wararkii u danbeeyay oo xaqiiqa ku salaysan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*