Buuq ka dhashay saylada cusub iyo noolka lagu raacayo oo qaali ah…

Buuq ka dhashay saylada cusub iyo noolka lagu raacayo oo qaali ah…

 

Shacabka Jigjiga ayaa hadda Gadood ka wada laamida Aayardaga ee aadda Sayladda Cusub. Dadka gadoodsan waxay ka cabanayaan qiimaha lagu raaco gaadiidka (nooliga) lagu tagayo mewsha laga sameeyay sayladda cusub oo ay ku tilmaameen mid aad u qaali ah, isla markaasna xadka ka baxsan.

 

Shacabkan cabashadooda jidadka jigjiga laga dareemayay ayaa Waxay sheegeen in bajaajtu aysan ku tagayn wax ka yar 600 birr, isla markaana uusan jirin gaadiid kale oo ay raaci karaan. Shacabkuna waxay caddeeyeen inaysan awoodin qiimahaas sare, taasoo sababtay caro iyo mudaharaad. Shacabku xaqooda ha u istaagaan. Iyagoo nabadgalyada ilaalinaya.

ku xidhnow jigjiganews.com, codka u adeega shacabka.

Qore mohamed omer

Hoos ka daawo muuqaalka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*