Qiso: Gabadh askariyad ah oo 4 sabo ka hor geeri lafu sheegay oo iyadoo nool timid xaafadooda…
Gabadh askariyad ah oo ka tirsan ciidanka difaaca qaranka itoobiya ayaa iyadoo nool oo socota xaafadoodii timid, iyadoo afar sano ka hor la sheegay in ay geeriyootay oo aysan noolayn.
Gabadhan oo mageceeda lagu sheegay Hamsa Aleka Kuku Mihretu kuna dhalatay zone ka Gamo ee degmada Arbaminch ee Kola Shele ayaa yaabtay markii ay maqashay in afar sano ka hor warka geerideeda la soo sheegay balse ay noolayd iyadu intaas oo dhan.
Gabadhan ayaa la sheegay in ay ilinta ceshan wayday, kadib markii ay maqashay in taariikhdu markaya ahayd 25/10/2013 ee tirsiga itoobiya loo diiwaan galiyay geeri in ay haleeshay iyadoo waajibkeeda ciidan gudanaysa.
Gabadhan ayaa 12/12/2017 tirsiga itoobiya, si kadis ah qoyskeeda uga farxisay. Kadib markii ay si lama filaan ah u timid gurigoodii.
Wariye kobciye
Info@jigjiganews.com
Jigjiganews.com