By using this site, you agree to the Privacy Policy and Terms of Use.
Accept
  • +254 722 249810
  • info@jigjiganews.com
  • Get in touch
Jigjiga News
  • Home
  • News
  • Wararka
  • Arrimaha bulshada
  • Technology
  • Entertainment
  • Articles
  • Places
  • Videos
  • Products
Reading: Kenya iyo Japan oo iska kaashan doona dhanka caafimaadka…Warbixin
Share
Jigjiga NewsJigjiga News
Font ResizerAa
Search
  • Home
  • News
  • Wararka
  • Arrimaha bulshada
  • Technology
  • Entertainment
  • Articles
  • Places
  • Videos
  • Products
Follow US
  • Advertise
© 2025 Bangi Tales. All Rights Reserved.
Jigjiga News > Blog > Wararka > Kenya iyo Japan oo iska kaashan doona dhanka caafimaadka…Warbixin
Wararka

Kenya iyo Japan oo iska kaashan doona dhanka caafimaadka…Warbixin

Jigjiga News
Last updated: August 20, 2025 10:24 pm
Jigjiga News
Share
2 Min Read
SHARE

Iyadoo uu dalka Jaban ka socdo shirka caalamiga ah ee Tokiyo international conference  oo ay isugu yimaadeen madax badan oo kala kala socota daafaha dunida, ayaa waxay labada wadan, kenya iyo Japan isla meel dhigeen in ay si wadajir ah isaga kaashan doonaan sidii loo horumarin lahaa waaxda caafimaadka ee labada dal, iyadoo la gaadhsiinayo heer isku filaansho ah oo awood leh, iyadoo arrintani ay ahayd mid ay labada dal mudo dheer ku wada haminayeen.

Wasiirka wasaarada Caafimaadka ee dalka Kenya Mudane Adan Bare Ducaale oo kulan gaar ah la qaatay dhigiisa dalka Japan Minoru kiuchi, ayaa isla meel dhigay sidii labadan wadan ay isaga kaashan lahaayeen dhanka caafimaadka. Talaabadan ayaa ah mid kamid ah, talaabooyinka ay dowlada Kenya iskaashiga kula samaynayso wasaarada caafimaadka ee dalalka Asia. Wasiir ducaale ayaa dhankiisa dowlada Japan uga mahad celiyay dadaaladan, isagoo sheegay in arrinka iskaashiga dhanka caafimaadku noqon doono mid wax ku ool ah, bulshada labada wadana faa’iido badan u yeelan doona.

Wasiir ducaale oo hada ah wasiirka caafimaadka dalka Kenya, ayaa si wayn isha loogu hayaa sida uu wax uga badali doono waaxda caafimaadka dalka, iyadoo hadii uu si wanaagsan ugu hagar boxo, isla markaasna uu hirgaliyo nidaam caafimaad oo hufan oo shacabka u adeega uu ku mutaysan karo abaal marin mustaqbalka uu kaga qormi doono baal dahab ah.

Isbataalka dalka Kenya ugu wayn ee Kenyatta National Hospital ayaa wakhtigan ah mid u baahan balaadhin, iyadoo qaybta gargaarka deg dega ah loogu fidiyo bukaanku ay noqoay goob buux dhaafta isla markaasna aan ku filayn in ay si deg deg ah u qaabisho dhibaneyaasha caafimaad sida joogtada ah u soo gaadhay halkaasi, iyadoo inta badan isbataalada dalku yihiin kuwa mashquul ah .

Jigjiganews,com

info@jigjiganews.com

Please subscribe

You Might Also Like

Furitaanka Biyo xidheenka wayn ee itoobiya…Faalo kooban.

Deg deg: Cabdiqaadir Firdhiye oo ku guulaystay Madacwaynenimada Woqooyi Bari Somalia…Read More

Deg deg: Dhagayso Natiijada Doorashadii woqooyi Bari Somalia iyo Firdhiye oo…

Wax badan ka ogow fursadaha iyo caqabadaha Musharixiinta ugu tunka wayn Woqooyi Bari Somalia…Read More

Doorashada Woqooyi Bari Somalia oo bari dhici doonta iyo Ina Jabuutaawi oo laga reebay musharixiinta…Read More

Delivering timely, reliable, and engaging content from the Horn of Africa and beyond. Stay updated with compelling stories, insightful perspectives, and real-time coverage that informs and inspires every day.

Sign Up For Daily Newsletter

Be keep up! Get the latest breaking news delivered straight to your inbox.
[mc4wp_form]
By signing up, you agree to our Terms of Use and acknowledge the data practices in our Privacy Policy. You may unsubscribe at any time.
Share This Article
Facebook Twitter Copy Link Print
Share
Previous Article DHAGAYSO: warar goos oos ah oo ku saabsan Somalia, Kenya iyo caalamka…
Next Article DHAGAYSO: Madaxwayne Xasan sheekh oo Mucaaradka u jawaabay+Mandate kay ma dhamaane banaanka jooga….
Leave a comment Leave a comment

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Latest News

The inauguration of the Ethiopian Renaissance Dam and grand opening around the corner.. Read More
News August 29, 2025
DHAGAYSO: Hadal jeedintii Hamza Warfa ee Nairobi.
Wararka August 28, 2025
Nin gobolka Texas ee dalka Maraykanka ku dilay laba nin oo sheegay in ay Boolis yihiin..Read More
Wararka August 25, 2025
DHAGAYSO: War saxaafadeedka shir Nairobi ka dhacay oo lagag cabanayo xukuumada DDS+Xog dheeraad ahg
Wararka August 25, 2025

Subscribe to Our Newsletter

[mc4wp_form id=2468]
Jigjiga News

Delivering timely, reliable, and engaging content from the Horn of Africa and beyond. Stay updated with compelling stories, insightful perspectives, and real-time coverage that informs and inspires every day.

  • +254 722 249810
  • info@jigjiganews.com

Quick Links

  • Editorial Policy
  • Contacts
  • Privacy Policy
© 2025 Jigjiga News. All Rights Reserved.
WhatsApp us
adbanner
pl
Our site is an advertising supported site. Please whitelist to support our site.
Okay, I'll Whitelist
Welcome Back!

Sign in to your account

Lost your password?