By using this site, you agree to the Privacy Policy and Terms of Use.
Accept
  • +254 722 249810
  • info@jigjiganews.com
  • Get in touch
Jigjiga News
  • Home
  • News
  • Wararka
  • Arrimaha bulshada
  • Technology
  • Entertainment
  • Articles
  • Places
  • Videos
  • Products
Reading: Furitaanka Biyo xidheenka wayn ee itoobiya…Faalo kooban.
Share
Jigjiga NewsJigjiga News
Font ResizerAa
Search
  • Home
  • News
  • Wararka
  • Arrimaha bulshada
  • Technology
  • Entertainment
  • Articles
  • Places
  • Videos
  • Products
Follow US
  • Advertise
© 2025 Bangi Tales. All Rights Reserved.
Jigjiga News > Blog > Wararka > Furitaanka Biyo xidheenka wayn ee itoobiya…Faalo kooban.
Wararka

Furitaanka Biyo xidheenka wayn ee itoobiya…Faalo kooban.

Jigjiga News
Last updated: September 10, 2025 6:06 am
Jigjiga News
Share
2 Min Read
SHARE

Furitaanka Biyo xidheenka wayn ee itoobiya…Faalo kooban.

Waxaa maanta oo ah sagaalka bisha sagaalaad 2025 si rasmi ah loo furay biyo xidheenka wayn ee dalka Itoobiya kaas oo mudo sanado badan ah soo socday.

Contents
Furitaanka Biyo xidheenka wayn ee itoobiya…Faalo kooban.Maxaad ka ogtahay Arrinta cajiibka ah ee soo muuqatay wakhtigii xaflada biyo xidheenka.

Biyo xidheenkan oo wakhtiyo kala duwan muran la xidhiidha wadaaga biyuhu ka dhashay ayaa haatan gabi ahaanba dhamaaday, isla markaasna buuxsamay iyadoo biyihii wabigu ay hada wixii ka dambeeya  si caadi ah ugu socon doonaan dalalka kale ee wabigu uu maro, Ra’iisulwasaare Abiy oo hadal kooban ka jeediyay furitaanka biyo xidheenkan ayaa sheegay in qorshaha itoobiya uuna marnaba ahayn in ay wax u dhimaan dalalka kale ee wabigu maro balse ay kaliya soo kordhiyeen biyo xidheen dalalka gobolka oo dhan anfici doona isla markaasna faa’iido u leh dhaqaalaha gobolka.
Furitaanka biyo xidheenkan ayaa waxaa ka soo qayb galay madaxwayneyaal iyo masuulyihiin kale oo qaarada Africa xilal ka haya sida Igad iyo midowga Africa.

Maxaad ka ogtahay Arrinta cajiibka ah ee soo muuqatay wakhtigii xaflada biyo xidheenka.

Itoobiya qarniyadii hore masuuliyiinta dalka maamushaa xilka kama dagi jirin, si nabad ahna uma wareejin jirin, balse doorkan waxaa si rasmi ah goobta xaflada uga soo muuqda Ra’iiuslwasaarihii hore ee itoobiya Hailemarium iyo Midka hada xilka haya Abiy, taas oo si dhab ah u muujinaysa in itoobiya ay gaadhay heer wanaagsan oo bilow ah marka la eego dhanka dimuqraadiyada iyo xilka oo si nabad ah la isugu wareejiyo, taas oo aan hada ka hor dhicin ama sahlaynaan jirin. Arrintan oo ah arrin cajiib ah isla markaasna ah bilow wanaagsan marka la eego dunida iyo dimuqraadiyada ayaa laga dhex dheehanayay xaflada.

Guud ahaan reer itoobiya ayuu arrinkani u yahay guul taariikhi ah oo sanado badan la sugayay, waxaana la rajaynayaa in malaayiin qof oo muwaadiniin ahi ay ka faa’iidaysani doonaan mashruucan baaxada leh oo noqonaya midka Africa ugu wayn halka caalamka oo dhan uu noqonayo mashruucii todobaad ee noociisa ah ee ugu wayn.

Nagala soo xidhiidh: info@jigjiganews.com

Please subscribe

You Might Also Like

Deg deg: Cabdiqaadir Firdhiye oo ku guulaystay Madacwaynenimada Woqooyi Bari Somalia…Read More

Deg deg: Dhagayso Natiijada Doorashadii woqooyi Bari Somalia iyo Firdhiye oo…

Wax badan ka ogow fursadaha iyo caqabadaha Musharixiinta ugu tunka wayn Woqooyi Bari Somalia…Read More

Doorashada Woqooyi Bari Somalia oo bari dhici doonta iyo Ina Jabuutaawi oo laga reebay musharixiinta…Read More

DHAGAYSO: Hadal jeedintii Hamza Warfa ee Nairobi.

Delivering timely, reliable, and engaging content from the Horn of Africa and beyond. Stay updated with compelling stories, insightful perspectives, and real-time coverage that informs and inspires every day.

Sign Up For Daily Newsletter

Be keep up! Get the latest breaking news delivered straight to your inbox.
[mc4wp_form]
By signing up, you agree to our Terms of Use and acknowledge the data practices in our Privacy Policy. You may unsubscribe at any time.
Share This Article
Facebook Twitter Copy Link Print
Share
Previous Article Deg deg: Cabdiqaadir Firdhiye oo ku guulaystay Madacwaynenimada Woqooyi Bari Somalia…Read More
Leave a comment Leave a comment

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Latest News

The inauguration of the Ethiopian Renaissance Dam and grand opening around the corner.. Read More
News August 29, 2025
Nin gobolka Texas ee dalka Maraykanka ku dilay laba nin oo sheegay in ay Boolis yihiin..Read More
Wararka August 25, 2025
DHAGAYSO: War saxaafadeedka shir Nairobi ka dhacay oo lagag cabanayo xukuumada DDS+Xog dheeraad ahg
Wararka August 25, 2025
Manchester United oo labadii kulan ee u horeeyay hal dhibic ah kaliya kala hoyatay+
Ciyaaraha Wararka August 25, 2025

Subscribe to Our Newsletter

[mc4wp_form id=2468]
Jigjiga News

Delivering timely, reliable, and engaging content from the Horn of Africa and beyond. Stay updated with compelling stories, insightful perspectives, and real-time coverage that informs and inspires every day.

  • +254 722 249810
  • info@jigjiganews.com

Quick Links

  • Editorial Policy
  • Contacts
  • Privacy Policy
© 2025 Jigjiga News. All Rights Reserved.
WhatsApp us
adbanner
pl
Our site is an advertising supported site. Please whitelist to support our site.
Okay, I'll Whitelist
Welcome Back!

Sign in to your account

Lost your password?