By using this site, you agree to the Privacy Policy and Terms of Use.
Accept
  • +254 722 249810
  • info@jigjiganews.com
  • Get in touch
Jigjiga News
  • Home
  • News
  • Wararka
  • Arrimaha bulshada
  • Technology
  • Entertainment
  • Articles
  • Places
  • Videos
  • Products
Reading: Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Woqooyi Bari Somalia oo hada socda, DHAGAYSO gudoonka la doortay+Yaa ku guulaystay
Share
Jigjiga NewsJigjiga News
Font ResizerAa
Search
  • Home
  • News
  • Wararka
  • Arrimaha bulshada
  • Technology
  • Entertainment
  • Articles
  • Places
  • Videos
  • Products
Follow US
  • Advertise
© 2025 Bangi Tales. All Rights Reserved.
Jigjiga News > Blog > Wararka > Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Woqooyi Bari Somalia oo hada socda, DHAGAYSO gudoonka la doortay+Yaa ku guulaystay
Wararka

Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Woqooyi Bari Somalia oo hada socda, DHAGAYSO gudoonka la doortay+Yaa ku guulaystay

Jigjiga News
Last updated: August 23, 2025 12:43 pm
Jigjiga News
Share
2 Min Read
SHARE

Waxaa xarunta maamulka Cusub ee dowlad goboleedka ugu da’ada yar ee Soomaaliyeed ka socota Doorashada gudoonka gudoonka goleyaasha X khaatumo iyo maakhir ama woqooyi Bari Somalia.

Contents
Yaa ku guulaystay gudoonka golaha woqooyi bari Somalia?Maxay yihiin caqabadaha horyaala madaxwaynaha cusub ee woqooyi bari Somalia?

Cod bixinta iyo tirinta codadka ayaa si toos ah uga socota warbaahinta kala duwan, iyadoo isha si wayn loogu hayo cidda ku soo bixi doona Gudoonka goleyaasha Woqooyi Bari Somalia.

Yaa ku guulaystay gudoonka golaha woqooyi bari Somalia?

Gudoonka golaha woqooyi Bari Somalia waxaa ku guulaystay Dr Aden Abdullahi Aw Hassan ayaa noqday Gudoomiyaha golaha wakiilada baarlamaanka Waqooyi Barri, isagoo ahaa musharaxii ay DFS u wadatay hoggaaminta baarlamaanka, maalmo kahorna wasiirka arrimaha gudaha XFS uu soo jeediyey in kursiga loo xiro.

Dr Aden ayaa helay cod ka badan 50 cod, wuxuuna galay tartan adag oo gudoomiyaha, waxaana xalay la kala qaatay lacag xoogan oo ay labada dhinacba baxsheen, laakiin Dr Aadan ayaa guuleystay oo taageerada dhinaca Hoggaamiyaha maamulka Cabdulqaadir Firdhiye.

Doorashada gudoonka kadib, ayaa la filayaa in ay reer woqooyi Bari Somalia dooran doonaan madaxwayne cusub, iyadoo ay jiraan dhowr musharax oo si wayn ugu loolamaya helitaanka codadka ugu badan ee goleyaasha iyo hanashada xilka madaxwyanenimo ee maamulka cusub.

 

Maxay yihiin caqabadaha horyaala madaxwaynaha cusub ee woqooyi bari Somalia?

Madaxwaynaha cusub ee ay yeelan doonto woqooyi abari Somalia ayaa la filayaa in uu wax ka qaban doono arrimaha dhaqaalaha, dhismaha xarumaha dowlada, dhamaystirka dasfuur uu maamulkaasi yeesho, dajibta garsoor hufan oo bulshada u adeega, xalinta khilaafyada kaga imaan kara dhanka Puntlans iyo waliba soo afjarida colaada Somaliland kala dhexaysa shacabka deegaankan.

Intaas oo dhan waxaa u dheer joogtaynta hagaajinta xidhiidhka maamulkan iyo dowlada federalka Somalia, iyadoo la ogyahay in xukuumada Federalka Somalia ay dadaal badan ku bixinayso sidii ay maamulkan dhidibada ugu aasi lahayd, isla markaasna uga dhigi labayd mid taaba gala oo hano qaado. Iskuwadka iyo ilaalinta wadajirka shacabka reer woqooyi ayaa iyaduna noqon doonta arrimaha mudnaanta badan uga baahan doonta madaxwaynaha cusub ee la dooran doono.

Hoos ka dhagayso hadal jeedin gudoonka cusub

https://jigjiganews.com/wp-content/uploads/2025/08/DarwiishTV_20250823_1.mp3

Jigjiganews.com

Info@jigjiganews.com

Please subscribe

You Might Also Like

Furitaanka Biyo xidheenka wayn ee itoobiya…Faalo kooban.

Deg deg: Cabdiqaadir Firdhiye oo ku guulaystay Madacwaynenimada Woqooyi Bari Somalia…Read More

Deg deg: Dhagayso Natiijada Doorashadii woqooyi Bari Somalia iyo Firdhiye oo…

Wax badan ka ogow fursadaha iyo caqabadaha Musharixiinta ugu tunka wayn Woqooyi Bari Somalia…Read More

Doorashada Woqooyi Bari Somalia oo bari dhici doonta iyo Ina Jabuutaawi oo laga reebay musharixiinta…Read More

Delivering timely, reliable, and engaging content from the Horn of Africa and beyond. Stay updated with compelling stories, insightful perspectives, and real-time coverage that informs and inspires every day.

Sign Up For Daily Newsletter

Be keep up! Get the latest breaking news delivered straight to your inbox.
[mc4wp_form]
By signing up, you agree to our Terms of Use and acknowledge the data practices in our Privacy Policy. You may unsubscribe at any time.
Share This Article
Facebook Twitter Copy Link Print
Share
Previous Article DHAGAYSO: Ciidamada Puntland oo dagaal ku qaaday Kooxaha calmiskaad ku dhuumaalaysanaya…
Next Article Arsenal oo kooxda leeds kabaha la dul martay…Read More
Leave a comment Leave a comment

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Latest News

The inauguration of the Ethiopian Renaissance Dam and grand opening around the corner.. Read More
News August 29, 2025
DHAGAYSO: Hadal jeedintii Hamza Warfa ee Nairobi.
Wararka August 28, 2025
Nin gobolka Texas ee dalka Maraykanka ku dilay laba nin oo sheegay in ay Boolis yihiin..Read More
Wararka August 25, 2025
DHAGAYSO: War saxaafadeedka shir Nairobi ka dhacay oo lagag cabanayo xukuumada DDS+Xog dheeraad ahg
Wararka August 25, 2025

Subscribe to Our Newsletter

[mc4wp_form id=2468]
Jigjiga News

Delivering timely, reliable, and engaging content from the Horn of Africa and beyond. Stay updated with compelling stories, insightful perspectives, and real-time coverage that informs and inspires every day.

  • +254 722 249810
  • info@jigjiganews.com

Quick Links

  • Editorial Policy
  • Contacts
  • Privacy Policy
© 2025 Jigjiga News. All Rights Reserved.
WhatsApp us
adbanner
pl
Our site is an advertising supported site. Please whitelist to support our site.
Okay, I'll Whitelist
Welcome Back!

Sign in to your account

Lost your password?