By using this site, you agree to the Privacy Policy and Terms of Use.
Accept
  • +254 722 249810
  • info@jigjiganews.com
  • Get in touch
Jigjiga News
  • Home
  • News
  • Wararka
  • Arrimaha bulshada
  • Technology
  • Entertainment
  • Articles
  • Places
  • Videos
  • Products
Reading: DHAGAYSO: Xildhibaan Firimbi oo hadal adag u jeediyay dowlada Federalka Somalia…
Share
Jigjiga NewsJigjiga News
Font ResizerAa
Search
  • Home
  • News
  • Wararka
  • Arrimaha bulshada
  • Technology
  • Entertainment
  • Articles
  • Places
  • Videos
  • Products
Follow US
  • Advertise
© 2025 Bangi Tales. All Rights Reserved.
Jigjiga News > Blog > Wararka > DHAGAYSO: Xildhibaan Firimbi oo hadal adag u jeediyay dowlada Federalka Somalia…
Wararka

DHAGAYSO: Xildhibaan Firimbi oo hadal adag u jeediyay dowlada Federalka Somalia…

Jigjiga News
Last updated: August 21, 2025 10:25 am
Jigjiga News
Share
2 Min Read
SHARE

Xildhibaan Xasan Firimbi oo ka hadlayay shir ay isugu yimaadeen dowlada iyo waxgaradka Jubbaland mar uu ka hadlayay, ayuu xidhibaanku hadal kulul u jeediyay dowlada federalka Somalia, isagoo dhanka kale sheegay in dowlada Federalku ay marar badan weeraro ku soo qaaday maamulka Jubbaland, isagoo sheegay in hadii aan xal deg deg ah loo helin arrinka Gedo, halkaas uu ka dhici doono dagaal, Jubbaland na ay xoog ku qabsan doonto gobolka Gedo, Si lamid ah sidii ay horay xoog ugu qabsatay Raaskaambooni, wakhtii ay dowlada Federalka Somalia ciidamada ku soo daabushay.

Shirkan oo ay ka hadleen wax garad badan oo ka soo jeeda maamulka jubbaland, ayaa lagu dhaleeceeyay arrimaha ka taagan govolka Gedo, iyagoo sheegay in arrimaha laga wado gobolka Gedo iyo isku dayga maamul cusub lagaga dhisayo ay tahay arrin kala gaynaysa umada Soomaaliyeed.

Aqoon yahan badan ayaa aaminsan in qorshaha maamul cusub lagaga hindisayo gobolka Gedo iyadoo uu jiro maamul Jubbaland ah oo hay’adihii dowladiga ahaa u dhamaystiranyihiini inuu keeno karo mushkulad cusub oo xataa madaxwayne Xasan sheekh maxamuud iyo xukuumada Federalka Somalia midna aysan xal u heli doonin mustaqbalka dhow iyo midka fog, sababta ayaa u muuqata in hadii maamul cusub la dhiso, hadhowna ay heshiiyaan dowlada Federalka Somalia iyo Jubbalabd sidii caadiga ahayd, ay adkaani doonto in arrinka laga wado gedo xal loo helo.

Dhanka kale, madaxwaynaha Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islam ayaa gobolka Gedo u u magacaabay gudoomiye ku xigeenka ambiga iyo siyaasada ee gobolka Gedo isagoo xilkaas u magacaabay Cisman Nuux Xaaji oo ku magac dheer macalimu.

Hoos ka dhagayso hadalka Firimbi

https://jigjiganews.com/wp-content/uploads/2025/08/Shabelle-TV_20250821_7.mp3

 

Jigjiganews.com

Info@jigjiganews.com

Please subscribe

You Might Also Like

Furitaanka Biyo xidheenka wayn ee itoobiya…Faalo kooban.

Deg deg: Cabdiqaadir Firdhiye oo ku guulaystay Madacwaynenimada Woqooyi Bari Somalia…Read More

Deg deg: Dhagayso Natiijada Doorashadii woqooyi Bari Somalia iyo Firdhiye oo…

Wax badan ka ogow fursadaha iyo caqabadaha Musharixiinta ugu tunka wayn Woqooyi Bari Somalia…Read More

Doorashada Woqooyi Bari Somalia oo bari dhici doonta iyo Ina Jabuutaawi oo laga reebay musharixiinta…Read More

Delivering timely, reliable, and engaging content from the Horn of Africa and beyond. Stay updated with compelling stories, insightful perspectives, and real-time coverage that informs and inspires every day.

Sign Up For Daily Newsletter

Be keep up! Get the latest breaking news delivered straight to your inbox.
[mc4wp_form]
By signing up, you agree to our Terms of Use and acknowledge the data practices in our Privacy Policy. You may unsubscribe at any time.
Share This Article
Facebook Twitter Copy Link Print
Share
Previous Article DHAGAYSO: Madaxwayne Xasan sheekh oo Mucaaradka u jawaabay+Mandate kay ma dhamaane banaanka jooga….
Next Article DHAGAYSO: Madaxwayne Cirro hadalkii uu u jeediyay burco…
Leave a comment Leave a comment

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Latest News

The inauguration of the Ethiopian Renaissance Dam and grand opening around the corner.. Read More
News August 29, 2025
DHAGAYSO: Hadal jeedintii Hamza Warfa ee Nairobi.
Wararka August 28, 2025
Nin gobolka Texas ee dalka Maraykanka ku dilay laba nin oo sheegay in ay Boolis yihiin..Read More
Wararka August 25, 2025
DHAGAYSO: War saxaafadeedka shir Nairobi ka dhacay oo lagag cabanayo xukuumada DDS+Xog dheeraad ahg
Wararka August 25, 2025

Subscribe to Our Newsletter

[mc4wp_form id=2468]
Jigjiga News

Delivering timely, reliable, and engaging content from the Horn of Africa and beyond. Stay updated with compelling stories, insightful perspectives, and real-time coverage that informs and inspires every day.

  • +254 722 249810
  • info@jigjiganews.com

Quick Links

  • Editorial Policy
  • Contacts
  • Privacy Policy
© 2025 Jigjiga News. All Rights Reserved.
WhatsApp us
adbanner
pl
Our site is an advertising supported site. Please whitelist to support our site.
Okay, I'll Whitelist
Welcome Back!

Sign in to your account

Lost your password?