By using this site, you agree to the Privacy Policy and Terms of Use.
Accept
  • +254 722 249810
  • info@jigjiganews.com
  • Get in touch
Jigjiga News
  • Home
  • News
  • Wararka
  • Arrimaha bulshada
  • Technology
  • Entertainment
  • Articles
  • Places
  • Videos
  • Products
Reading: DHAGAYSO: Cali jayte oo markale ka hadlay halista alshabaab…
Share
Jigjiga NewsJigjiga News
Font ResizerAa
Search
  • Home
  • News
  • Wararka
  • Arrimaha bulshada
  • Technology
  • Entertainment
  • Articles
  • Places
  • Videos
  • Products
Follow US
  • Advertise
© 2025 Bangi Tales. All Rights Reserved.
Jigjiga News > Blog > Wararka > DHAGAYSO: Cali jayte oo markale ka hadlay halista alshabaab…
Wararka

DHAGAYSO: Cali jayte oo markale ka hadlay halista alshabaab…

Jigjiga News
Last updated: August 20, 2025 9:07 pm
Jigjiga News
Share
2 Min Read
SHARE

Hogaamiyaha macawislayda Somalia ee ku caanbaxay dagaalkii uu la galay kooxaha guracan sanadihii u danbeeyay ayaa isagoo la hadlayay ciidan ku sugan magaalada Beledwayne wuxuu si adag uga hadlay in kooxdan la iska celin karo la iskana xorayni karo hadii si dhab ah loogu istaago, Isagoo sheegay in ay marar badan ku jabiyeen iska hor imaad dhex maray ciidamada Somalia alshabaab.

Cali jayte cismaan, hogaamiye ciidan oo mayal adag isla amrkaasna ku guulaystay inuu shacabkiisa ka dul qaado kooxaha guracan ee dhibaatada joogtada ah ku hayni jiray dadkiisa sanado badan, iyadoo wakhti xaadirkan beledwayne iyo meelo badan oo deegaankaas kamid ahi ay xor yihiin, kooxahan guracana gabi ahaanba meel la saaray.

Dhankabkale, waxaa jiray shir todobaadkan beesha xawaadle uga socday beledwayne oo isla arrimaha amniga, dhaqanka iyo dib u xoraynta deegaankan lagu gorfaynayay.

Dhowaan ayay ahayd markuu hogaamiye cali jayte booqasho gaaban ku tagay xarunta dowlada deegaanka Soomaalida, isagoo codsaday in dowlada deegaanka Soomaalida iyo shacabka xuduudaha deegaanka dagani ay iska kaashadaan la dagaalanka kooxdan iyo sugida amniga.

Madaxwaynaha Somalia ayaa dhanka kale booqasho ku tagay maamulka galmudug gaar ahaan magaalada dhuusomareeb, iyadoo la filayo in dagaalka kooxaha guracan ka dhanka ah la sii laba jibaari doono, isla markaasna goobo horleh laga xorayni doono kooxaha guracan.

Inkastoo dowlada Federalka Somalia ee la xidhiidha xoraynta dalku ay ahayd mid meel wanaagsan maraysay, hadana waxaa caqabad ku noqday arrimo badan, khilaafka u dhexeeya dowlad goboleedyada dalka qaar iyo dowlada federalka Somalia, khilaafkan oo meesha ka saaray iskaashigii dowlad goboleedyada iyo dowlada Federalka Somalia oo qayb wanaagsan ka qaadan lahaa dardar galinta arrinka dib u xoraynta.

jigjiganews

Info@jigjiganews.com

https://jigjiganews.com/wp-content/uploads/2025/08/Abdirizack-Paris_20250820_6.mp3

Please subscribe

You Might Also Like

Furitaanka Biyo xidheenka wayn ee itoobiya…Faalo kooban.

Deg deg: Cabdiqaadir Firdhiye oo ku guulaystay Madacwaynenimada Woqooyi Bari Somalia…Read More

Deg deg: Dhagayso Natiijada Doorashadii woqooyi Bari Somalia iyo Firdhiye oo…

Wax badan ka ogow fursadaha iyo caqabadaha Musharixiinta ugu tunka wayn Woqooyi Bari Somalia…Read More

Doorashada Woqooyi Bari Somalia oo bari dhici doonta iyo Ina Jabuutaawi oo laga reebay musharixiinta…Read More

Delivering timely, reliable, and engaging content from the Horn of Africa and beyond. Stay updated with compelling stories, insightful perspectives, and real-time coverage that informs and inspires every day.

Sign Up For Daily Newsletter

Be keep up! Get the latest breaking news delivered straight to your inbox.
[mc4wp_form]
By signing up, you agree to our Terms of Use and acknowledge the data practices in our Privacy Policy. You may unsubscribe at any time.
Share This Article
Facebook Twitter Copy Link Print
Share
Previous Article Maxaa sababay in Caawa dalalka Nato ay si deg deg ah Diyaaradaha dagaalka hwada u galiyaan…?
Next Article DHAGAYSO: warar goos oos ah oo ku saabsan Somalia, Kenya iyo caalamka…
Leave a comment Leave a comment

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Latest News

The inauguration of the Ethiopian Renaissance Dam and grand opening around the corner.. Read More
News August 29, 2025
DHAGAYSO: Hadal jeedintii Hamza Warfa ee Nairobi.
Wararka August 28, 2025
Nin gobolka Texas ee dalka Maraykanka ku dilay laba nin oo sheegay in ay Boolis yihiin..Read More
Wararka August 25, 2025
DHAGAYSO: War saxaafadeedka shir Nairobi ka dhacay oo lagag cabanayo xukuumada DDS+Xog dheeraad ahg
Wararka August 25, 2025

Subscribe to Our Newsletter

[mc4wp_form id=2468]
Jigjiga News

Delivering timely, reliable, and engaging content from the Horn of Africa and beyond. Stay updated with compelling stories, insightful perspectives, and real-time coverage that informs and inspires every day.

  • +254 722 249810
  • info@jigjiganews.com

Quick Links

  • Editorial Policy
  • Contacts
  • Privacy Policy
© 2025 Jigjiga News. All Rights Reserved.
WhatsApp us
adbanner
pl
Our site is an advertising supported site. Please whitelist to support our site.
Okay, I'll Whitelist
Welcome Back!

Sign in to your account

Lost your password?